Shirkada Diyaaradaha ee Air Djibouti ayaa maanta hawl galkoodii ka bilaabay dalka, iyada oo diyaarada Air Djibouti duulimaad ay kaga soo kicintay Djibouti ku timid Hargeysa una sii dhaaftay Berbera.

LEAVE A REPLY