Diyaaradda Air Djibouti ayaa bishan gudaheeda ka bilaabaysa duulimaadyo Madaarka Caalamiga ah ee Berbera, waxaana munaasibad daah fur u ah lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Berbera.

LEAVE A REPLY