Wasiirka Duulista Mudane Farhan Aadan Haybe oo ka Warbixiyey Safar Uu Ku Tegay Dubai

0
299

“ Madaxweynaha waxa ay waydiisten Imaarada Abu Dubai in ay Saldhig ka samaysataan Madaarka Berbera, waa codsi, codsina macnihiisu maaha waa la iibiyey, xitaa heshiis lama galin, Dawlad Dhulkeeda in ka mid ah Dawlad kale ka Iibisayna ma jirto, Jabuuti ayaa ugu dhaw oo waxa ay ka faaiidaysataa waxa weeye Saldhiyo ayey Dawlado kale ku leeyihiin.” Wasiirka Duulista

LEAVE A REPLY