Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe ayaa Dalka dib ugu soo laabtay, Wasiirka ayaa in mudo ahba safar Shaqo uguu Maqnaa Wadanka Isutaga Imaaraadka.

Wasaiirka waxaa Gagada Diyaaradaha ee Magaalada Hargaysa ku soo dhaweeyay Wasiirudawlaha Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Axmed Nuur Faahiye, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Cumar Sayid C/laahi Aadan, Maamulaha Madaarka Cigaal International Airport Maxamed Yuusuf Ismaacil, Maamule Ku Xigeenka 1aad ee Madaarkaas Maxamed Xuseen, iyo Hawala Wadeenada kala Duwan ee Wasaarada Duulista.

Safarka Wasiirka ayaa Guul ku soo dhamaaday.

14612393_1767112836839333_6904255461259251443_o 14682135_1767110300172920_6092005807387581105_o

LEAVE A REPLY