Hargaysa (Somalilandaviation) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ay ka Xisbi ahaan qiimayan ku sameeyaan Dhalinyarta uu Xilalka u Magcaabay Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), qiimayntaas ayuu sheegay in uu kaalinta 1aad ka galay Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe.

Gudoomiye Faysal ayaa hadalkan ka sheegay mar uu qudbad ka jeediyey Xafladii ay Xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyihii hore ee Dalada SONYO iyo Gudoomiyaha Cusub ee dhawaan loo doortay Daladaasi, Hadalkaas oo muuqaal ah iyo mid uu ka jeediyey Wasiirka Duulistu halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY