Hargaysa(Somalilandaviation) Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe ayaa waryasi gaar ah oo uu siiyey Talafayshinka madaxa banaan ee Bulsho Tv, kaga hadlay mooshinka ay wadaan qaar ka mid ah xubnaha Baarlamanka Somaliya ee ay horgaynayaan isla Baarlamanka Wadankooda.

Waxaanuu Wasiirku ku tilmaamay mid aanay waxba ka soo gaadhayan maadaama ay Somaliya iyo Somaliland laba wadan kala yihiin, isaga oo arintaasi ka hadlaaya waxa uu yidhi:-“Arinta Baarlamaanka Somaliya fool eryayaan ee ay iminka doonayaan in ay Golahooda u gudbiyaan, ee ka dhanka ah Saldhiga Milatari iyo Heshiiska  ka dhaxeeya Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabta iyo  J/ Somaliland, runtii waa laba shay, mar waxaan u sheegayaa Aduunka iyo kuwaa hadlayabaa, in aanay Somaliland marnaba, sinaba, iyo goornaba ka mid ahayan, ilaa maalintii ay madaxbanaanideeda la  soo noqotay,   Dalka la yidhaado Somaliya.”

Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi”-“ haday siday ku doodayaan ka mid tahay, oo ay u arkaan sidaa, dee waxaanu leenahay Jawaari iyo kuwa kale ee la foolinayaa waxa ay wadaan ha yimadaan, ama Magaalo ka mid ah Soamliland ha ka soo degaan, dabadeed ama maxbuus ayey noqon doonaan jeel ku jira, iyaga oo leh anaga xukuna oo Baarlamaan u ah Somaliland,”

Wasiirku waxa uu tilmaamay oo uu yidhi:-“Somaliland Baarlamankeeda ayey leedahay, haykal keeda Dawladeed ayey leedahay, Aduunkuna wuu ogyahay.”

Wasiir Farxaan waxa uu sheegay heshiiska Duulimaadyada ee ay wada Galeen Soamli iyo Kiiniya in uu yahay mid iga u gaara oo aan Somaliland waxba ka khusaynin, waxaanu yidhi:-“Airinta Duulimaadyada waa wax u khaas ah Somaliya oo ay ka Wada Hadleen Kiiniya, wax ay Somaliland ka wada hadleen maaha, Duulimaadkayaguna Muqdisho ma maro, mana maraayo, waxa weeye Duulimaadka yagu waa toos qaarna Adisababa ayey maraan, qaarna Dubai ayey maraan, qaar Jabuuti ayey maraan, hadii laba Dawladood heshiiyaan dee inana Dawlado kale ayeynu heshiis ku jirnaaa.

“Arinta Baarlamaanka Somaliya fool eryayaan ee ay iminka doonayaan in ay Golahooda u gudbiyaan, ee ka dhanka ah Saldhiga Milatari iyo Heshiiska  ka dhaxeeya Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabta iyo  J/ Somaliland, runtii waa laba shay, mar waxaan u sheegayaa Aduunka iyo kuwaa hadlayabaa, in aanay Somaliland marnaba, sinaba, iyo goornaba ka mid ahayan, ilaa maalintii ay madaxbanaanideeda la  soo noqotay,   Dalka la yidhaado Somaliya.”

“ haday siday ku doodayaan ka mid tahay, oo ay u arkaan sidaa, dee waxaanu leenahay Jawaari iyo kuwa kale ee la foolinayaa waxa ay wadaan ha yimadaan, ama Magaalo ka mid ah Soamliland ha ka soo degaan, dabadeed ama maxbuus ayey noqon doonaan jeel ku jira, iyaga oo leh anaga xukuna oo Baarlamaan u ah Somaliland,”

“Somaliland Baarlamankeeda ayey leedahay, haykal keeda Dawladeed ayey leedahay, Aduunkuna wuu ogyahay.”

Airinta Duulimaadyada waa wax u khaas ah Somaliya oo ay ka Wada Hadleen Kiiniya, wax ay Somaliland ka wada hadleen maaha, Duulimaadkayaguna Muqdisho ma maro, mana maraayo, waxa weeye Duulimaadka yagu waa toos qaarna Adisababa ayey maraan, qaarna Dubai ayey maraan, qaar Jabuuti ayey maraan, hadii laba Dawladood heshiiyaan dee inana Dawlado kale ayeynu heshiis ku jirnaaa.

LEAVE A REPLY