INAA-LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJACUUN

 

Hargaysa (soamalilandaviation) Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md.Farxaan Aadan Haybe Wasiiru Dawlaha Wasaarada Axmed Nuur Faahiye, Wasiirkuxigeenka Wasaarada Duulista Guleed Maxamed Shire, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Cumar Cabdilaahi Aadan,Agaasimaha Waaxda Duulista, Agaasimaha Waaxda Gaadiidka, Agaasimaha Waxaada Maamulka iyo Lacagta, Agaasimaha Waaxda Aminiga, Agaasimaha Waaxda Qorshayanta, Agaasimaha Waaxda Mashaariicda, Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha, Agaasimaha Waaxda Saadasha Hawda, Afhayeenka Wasaarada iyo Maamulayaasha Madaarada,  iyo Dhamaan Shaqaaleweynaha Wasaaradda Duulistu waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Agaasimihii Guud ee  Hore ee Wasaarada Duulista Hawda iyo Gaadiidka Axmed Dalal Faarax  oo Hooyadii Geeriyotay, sidoo kale waxay tacsi taa la mida u dirayaan, Qoyskii, Qaraabadii,ay ka baxday  Marxuumadu, waxa ay Alle uga baryayaan in uu Janadii ka waraabiyo Marxuumada, Qoyskiisii iyo Qaraabadeediina   samir iyo Imaanka ka siiyo Aamiin Aamiin.

 

 

 

Ismaaciil Cali Axmed

 

Afhayeenka Wasaarada Duulista Hawada

 

iyo Gaadiidka Cirka Somaliland

 

Tel: 063 4424571

 

Email: publicmedia@gmail.com

 

Email: prm@mocaat.com

 

Wab: Somalilandaviation.com

 

Facebook: https://www.facebook.com/mocaatsomaliland/

LEAVE A REPLY