INAA-LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJACUUN

Hargaysa (soamalilandaviation) Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md.Farxaan Aadan Haybe Wasiiru Dawlaha Wasaarada Axmed Nuur Faahiye, Wasiirkuxigeenka Wasaarada Duulista Guleed Maxamed Shire, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Cumar Cabdilaahi Aadan,Agaasimaha Waaxda Duulista, Agaasimaha Waaxda Gaadiidka, Agaasimaha Waxaada Maamulka iyo Lacagta, Agaasimaha Waaxda Aminiga, Agaasimaha Waaxda Qorshayanta, Agaasimaha Waaxda Mashaariicda, Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha, Agaasimaha Waaxda Saadasha Hawda, Afhayeenka Wasaarada iyo Maamulayaasha Madaarada,  iyo Dhamaan Shaqaaleweynaha Wasaaradda Duulistu waxay tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoykii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Qaranka Reer Somaliland ee uu ka baxay, Taliyihii Rugta Ciidanka Booliska Madaarka Berbera Ahmed ismail ibrahim ( Gadhle ) oo Geeriyooday , sidoo kale waxay tacsi taa la mida u dirayaan, Ciidanka Booliska Somaliland.

waxa ay Alle uga baryayaan in uu Janadii ka waraabiyo Marxuumka, Qoyskiisii iyo Qaraabadeediisiina samir iyo Imaanka ka siiyo Aamiin Aamiin.

LEAVE A REPLY