Hargaysa (Somalilandaviation)Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe ayaa raali galin ka bixiyey hadalo uu dhawaan ku ganay Maamulaha Madaarka Cigaal  Wasiirka Hawlaha Guud.

waxaanu yidhi:-“Wasaarad ahaan Wasaarada Duulista oo aan anigu masuul ka ahay waxa jiray kelmaad aan wanaagsanayn oo ku jiray hadaladii masuuliyiinta Wasaaradayda gaar ahaan maamulaha Madaarka oo aan isleeyahay wadcigii iyo warbixintii meesha ka dhacday way ka yara baxsanaayeen oo aflagaado iyo qadaf ahaa, aniga oo Masuuliyada Wasaarada oo ah hormoodka Wasaarada Wasiirka waanu ka raali gelinay runtii arintaasina halkaas ayay ku dhamaatay”

LEAVE A REPLY