“mana noqonayso in cid gaar ah guulaysato cidna khasaarto, balse waxa ay noqonaysaa in la wada guulaysto ama la wada khasaaro”. Ambassador Michael Keating   Hargaysa (Somalilandavaition) Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay soo jeedinayaan in gacan ku haynta maamulka hawada...
Hargaysa (Somalilandavaition) Maareeyaha Hay’aadda Duulista iyo Madaarada Somalilanad Duuliye Sare Cabdi Maxamed Rodal ayaa saaka shirjaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay waxa uu ku iftiimiyey in aanay Somaliland aqalidoonin in Hawadeeda cid kale loo gacan galiyo, ama meel kale...
Hargaysa (Somalilandavaition) Wasiirkii Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe ayaa xilkii ku Wareejiyey Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Haruumarinta Wadooyinka C/laahi Abokor Cismaan oo ay welinayaan Wasiir Kuxigeenkiisa Sahal Maxamed Jaamac, iyo Maareeyaha Hay,adda Duulista iyo Madaarada...
Hargaysa (Somalilandaviation) Wasiirka Duulista  Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Farxaan Aadan Haybe oo ay wehelinayaan Wasiirudawlaha Wasaaradaas, Agaasimaha Guud, iyo Maamulaha Madaarka  ayaa xadhiga ka jaray qalab cusub iyo dhismeyaal cusub oo lagu soo kordhiyey madaarka caalamiga ah ee...
“Waxaan u mahadcelinayaa urur goboleedka IGAD oo qalabkan qiimaha weyn ku kacay inoo keenay” Wasiirka Duulista Somaliland   Hargaysa(Somalilandavaition) Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland ayaa ku guulaysatay rikibaada qalab casri ah oo lagula socon doono Saadaasha Hawada Dalka. Qalabkan oo ah...
“ Markaa shirkani waxa uu ahaa bilow wada-hadalkuna wuu soconayaa waxaanu saarnay guddi farsamo oo labada dawladood ka socda oo isu imanaaya sida ugu dhakhsaha badan oo eegaya sida ugu macquulsan ee hawadii loo maamulayo ee qolo waliba kaalinteeda...
Hargaysa (Somalilandaviation) Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Md.Farxaan Aadan Haybe Wasiiru Dawlaha Wasaarada Axmed Cali Maxamuud (Baynax), Wasiirkuxigeenka Wasaarada Duulista Guleed Maxamed Shire, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi Cumar Cabdilaahi Aadan,Agaasimaha Waaxda Duulista, Agaasimaha Waaxda Gaadiidka, Agaasimaha Waxaada...
Horta maaha Dawlada Turkiga ee waa Company Turki ah oo had iyo jeer maalgashi ku sameeya Madaarada muddo ayuu wada-hadalku noo socday waa markii shanaad ee ay noo yimaadaan markaa waxaanu isla eegaynay inaanu ku dhawaano  farsamo ahaan sidii...
Agaasimaha Duulista Somaliland oo ka Jawaabay Hadalo ka Soo Yeedhay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Somaliya ee GalMudug Hargaysa (Somalilandaviation) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Mudane Cumar C/laahi Aadan (Cumar Zayaid) waxa uu faahfaahin ka bixiyey nidaamka loo...
Hargaysa (Somalilandaviation) Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Faraxaan Aadan Haybe oo ay saaka Xafiiskiisa ku booqdeen qaar ka mid ah Warfidiyeenka Somaliland ayuu warbixin ka siiyey Dhulka koofurred ee Madaarka Hargaysa oo Madaxweynuhu xayiray 1200 oo Miter...

RECENT POSTS